//
archives

Puntland

This tag is associated with 16 posts

Puntland or Somaliland or both……..Yaa Hori marsan….Yaa se ka saari kara Dhibka Somalia…

The question I asked above in Somali, is which of the two powers in the Horn of Africa, Somaliland or Puntland is more advanced and also which of the two can serve as guide for getting Somalia out of the mess it’s in. A question like this always raised unneeded emotion that spoils the discussion … Continue reading

Puntland MP Abdisalaam Sh. Maxamuud (Sheybe) assasinated in Garowe.

Puntland MP Abdisalaam Sh. Maxamuud (Sheybe) was killed Early morning Sunday August 5 outside of Masaajidka Al-Walideyn in the Capital of Puntland Garowe. The killer is was not caught a common theme in Puntland. Those who murdered high profile figures in Puntland such as Sultaan Isse are still unknown. Only a month bassed since Col. … Continue reading

Fishing Vessel Attacked by Naval Forces: Two Fishermen Reported Dead

Fishing Vessel Attacked by Naval Forces: Two Fishermen Reported Dead Two Crew Members Killed in Attack By JD Two Somali fishermen were killed after unknown International Naval forces opened fire at a Yemen registered fishing vessel with nine Somali crew members. According to Puntland officials, the Naval forces mistook the fishing vessel for that of … Continue reading

Waa kuma Wasiirkii ugu shaqada wanaagsanaa Puntland Sanadkii 2011?

Laguma soo koobi karo halkan Waxbqadyadii Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ay wasaaradiisu ku talaabsatey sanadkii 2011- waxaana la oran karaa Wasaaradda Caafimaadku waa wasaaradda ugu waxqabadka wanaagsanayd guud ahaan hay’adaha dowladda Puntland. Garowe (RBC Radio) Wasaaradda Caafimaadka Dowaldda Puntland ayaa sanadkii 2011 waxay samaysay waxqabad balaaran oo dhanka caafimaadka ah iyadoo Wasaaradda … Continue reading

Sheekh Axmed Cabdisamad: Maamulka Puntland Dadka Hubka Ha u Fasaxo ama Amnigooda Hala Sugo

Boosaaso (RBC) Sheekh Axmed Cabdisamad oo ka mid ah culimada reer Puntland ayaa maamulka Puntland u soo jeediyey inuu dadka amnigooda sugo ama uu u ogolaado inay hubkooda heystaan ayna iska difaacaan dadka leynaya dadka waxgalka ah. Sheekh oo habeenkii xalay muxaadaro aad u dheer ka jeediyey masjidka Al-Rawda ee magaalada Boosaaso halkaasoo lagu qabtay … Continue reading

Puntland: In search of black gold

Bossaso: Amaro la soo saarey

6 Jan 6, 2012 Maamulka gobolka Bari ee Magaalada Bossaso ayaa amaro soo saarey ku saabsan ganacsatada wadada dhinaceeda degan iyo in ay dumiyaan sandaqadaha sharcidarada loo dhisey,waxana maamulku bixiyey hawshasi in la qabto muddo saddex maalmood ah. Duqa Magaalada Bossaso Xassan Cabdalla Xasan oo wareysi Radio Garowe la yeeshey ayaa sheegay in amaradaan yahiin … Continue reading

Puntland must explain detention of journalists

New York, (CPJ) Committee to Protect Journalists calls on authorities in the semi-autonomous Somali region of Puntland to explain why they have held two journalists without charge since Monday. Security personnel in the port city of Bossasso arrested Radio Daljir producer Mohamed Ahmed and reporter Yusuf Ali around midnight on Monday and they are being … Continue reading

Shirkii wada tashika ee Puntland… Bari iyo Karkaar…

Qurba joogta reer Puntland ee ku dhaqan wadamada Yurub iyo America ayaa si weyn u soo dhaweeyey shirarkii wadatashiga ee ka dhacayey Gobolada Bari iyo Kar kaar oo ay ku kulmayeen Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo Odayaasha sida weyn looga qiimeeyo Gobolada Puntland, kaasoo looga hadlkayey diidmada Aftidakooban ee Dastuurka Puntland iyo waxqabad la’aanta Dowladda C/raxm,aan Faroole … Continue reading

ODAYAASHA REER BARI OO DHALIILAY MAAMULKA PUNTLAND.