//
archives

warka

This category contains 11 posts

WARKA SOMALI CHANNEL NAIROBI SUHAYBA BADQAS 05 04 2013

Werer ka dhacay magalada xiriiro oo ka tirsan degmada iskushuban shalay gelinkii danbe

July 1, 2012 Xiriiro, Somalia: Magalada xiriiro ee ka tirsan Degmada isku shuban ee Gobolka bari una jirta magalada Bosaso 280 kiilo miter ayaa waxa shalay gelinkii danbe ka dhacay werer ay qaadeen ciidamo ay leeyihiin SARACEEN oo ah ciidamada bada puntland ciidankaas oo dhawaan la geyey degaan kaas si ay ula dagalamaan bur cad … Continue reading

Sheekh Axmed Cabdisamad: Maamulka Puntland Dadka Hubka Ha u Fasaxo ama Amnigooda Hala Sugo

Boosaaso (RBC) Sheekh Axmed Cabdisamad oo ka mid ah culimada reer Puntland ayaa maamulka Puntland u soo jeediyey inuu dadka amnigooda sugo ama uu u ogolaado inay hubkooda heystaan ayna iska difaacaan dadka leynaya dadka waxgalka ah. Sheekh oo habeenkii xalay muxaadaro aad u dheer ka jeediyey masjidka Al-Rawda ee magaalada Boosaaso halkaasoo lagu qabtay … Continue reading

Maamul Gabaleed SSC

QILAAFKA GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA SHARIIF XASAN OO XILKA LAGA QAADAY DOOD WADAAG

ODAYAASHA REER BARI OO DHALIILAY MAAMULKA PUNTLAND.

 

Daawo: Dagaalka Barlamaanka Xilka Qaadista Shariif Hassan

Dilkii Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan: Shir jaraaid oo ey qabteen culumo Somaliyeed

Heshiis ay Wadagaareen Beelo Ku Dagaalamay Miyiga Degmada Rako ee gobolka Karkaar.

Boosaaso– Laba Beelood oo ku dagaalamay miyiga degmada Rako-raaxo ee gobolka Karkaar ayaa wada gaaray heshiis labada dhica ah,kaas oo ay ka qeybqaateen Isimo,Waxgarad,Culuma’udiin iyo Nabadoono ka kala yimid deegaanada Puntland qeybo kamid ah. Guddoomiyaha Nabadoonada gobolka Bari Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo RBC Radio la hadlay ayaa u sheegay in labada Beeleed ee wada dega … Continue reading

Saddexda degmo ee ugu wax soosaarka badan Puntland oo laga reebay qorshaha horumarinta degmooyinka

Sanadihii ugu dambeeyey waxaa degaanada Puntland ka socday qorshe horumarineed oo balaaran kaasoo ay fulinayaan dharw hay’ado samafal oo iskaashaday kana tirsan Qaramada Midoobay iyo wadamada reer Galbeedka, iyadoo mashruucani uu yahay mid muhiim ah oo dhaqaale fara badana lagu bixinayo si loo horumariyo degmooyinka Puntland dhinacyada arimaha bulshada, kaabayaashal dhaqaalaha, iyo shaqo abuuris intaba. … Continue reading