//
archives

Opinion Somali

This category contains 8 posts

4.5 or 5-clan system in somalia is a disaster.

There is no government in the world except Somalia that uses a useless system of government to elect officials based on family linage. The best governments of the world elect officials based on knowledge, achievement and leadership. There are international bodies such as the UN and governments that have been supporting Somalia currently disastrous system … Continue reading

Somalia in 2012

Somalia in 1977. So from looking at this pictures of Somalia in 1977, now in 2012 how come as one professor but it “Moqdisho looks like a place that was hit by two nuclear bomb” a horrific image indeed. Somalia did not descended into chaos by it’s own doing alone. Instead of Somalia being helped, … Continue reading

Yaasiin Garaad “Duulaanka Kenya”

War cusub oo ku sabsan Urur Diimeedka XISBULAAHI ee Somaliland.

Hargeysa(Waaheen) Guddomiyaha Urur Diimeedka Xisbulaahi Sheekh Maxmuud C/laahi Geelle ayaa sheegay in aanu habo yartee xidhiidh la lahayn Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Somaliya, Waxanu Xusay in dadka ku eedeynaya in uu xidhiidh la leeyahay Kooxaha argagixisada ay tahay mid ay danno gaar ah ka leeyihiin, waxanu dadka dacayadaasi ka fidinaaya u soo jeediyey in … Continue reading

GOORMEYNU IS GARANEYNAA?

W/Q. Muxamad Idris Axmad Labadii ilaa 3dii Asbuuc ee ugu dambaysey waxaan la soconey arrimihii ku saabsanaa Badda Soomaaliya, iyo hadaladii ay ka geysteen dad kala duwan ama ha ahaadeen qolada DKMG ama Barlamaanka ama Aqoon yahanno iyo Siyaasiyiin iyo wax garad Soomaaliyeed. Hase ahaatee Hawshu Baddu weli ma biya dhicin, wexeyna u egtahay inaaney … Continue reading

Maqaal: Maxay Somaliland uga nabad sareysaa Puntland

Ahmed Girdhoa girdho@hotmail.com Maqaal: Maxay Somaliland uga nabad sareysaa Puntland Ahmed Girdhoa girdho@hotmail.com Waxaan marar badan la yaabay farqiga weyn ee u dhaxeeya nabada ka jirta Somaliland iyo Puntland. Marka la fiiriyo xaga dadka iyo dhulka, hakala bataan hana kala dheeraadaane, laakiin waa wax isku dhow. Haddi ay qalalaaso jiri laheydna waxay aheyd in ay … Continue reading

Dr. Axmed maxaa loo dilay?

Dr. Axmed maxaa loo dilay? Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Ugu horrayn aan taczi u diro ehelada iyo asxaabta Sheekha, uguna yeero sabar iyo ajar xisaabsi, ka dibna aan Ilaahay uga baryo Sheekha inuu dambigiisa dhaafo, qabrigana uu uga dhigo beer beeraha jannada ka mida, qiyaamahana uu hariyo hooskiisa maalintaas oo aan hoos kale jirin, jannada Firdaws-na … Continue reading

Sheekh Dr. Axmed C/samed Cabdulle “fara galinta shisheeye ee arimaha Soomaliya taariikh ahaan iyo Saameyn ahaan”

Dhageyso Nadwa ka dhacday Masjidka Al-rowada ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa muxadaro cajiib ah ka jeediyey Dr. / Sheekh Axmed C/Samed Cabdulle wuxuuna Sheekhu ka hadlayay mowduuca uu ciwaankiisa yahay:-” fara galinta shisheeye ee arimaha Soomaliya  taariikh ahaan iyo Saameyn ahaan “ Dr. Axmed C/samed Cabdulle waxa uu hadalkiisa ku bilabay in uu si gaar … Continue reading