//
archives

Archive for

Booqashadii Jawaari ee Jigjiga

Dhageysta inanta ka hadleysa videogu marku marayo 23:53, waa wadaniyad (timacade ayaan xasuustay) waxay istahisha bilad sharaf. Kun jeer ayey dhanta siyasiyiin aan waxba qaban, oo uun ka shaqeya qabileysi iyo in ey maalka ummada lunsadaan. Ilaahey waxaan uga baryeynaa cid kasta oo Somalia dhibkeeda ka shaqeyneysa ilaahay in uu hoojiyo.

The Sky is Falling! Asteroids and Meteors on the Same Day!

So maybe the sky isn’t falling, but it’s quite the coincidence that an asteroid and a meteor both descended upon our little plot of the universe within about 15 hours of one another. While many skywatchers have been anxiously awaiting the close approach of Asteroid 2012 DA14, they were completely taken by surprise when a … Continue reading